Burcad dhac ka waday xaafado ka tirsan Muqdisho oo gacanta lagu dhigay (Sawirro)

Rag burcad ah oo dhac u geysanayey shacabka ayaa xalay lagu qabtay degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Taliska Ciidanka Boliska gobolka Banaadir oo qoraal kooban soo saaray ayaa sheegay in burcadan oo ka koobnaa labo nin ay ku hubeysnaayeen qoryo. “Caawa 22/4/2023 abaaro  10:25pm waxay gacanta ku soo dhigeen Ciidanka Boliiska Saldhiga wadajir labo nin … Continue reading Burcad dhac ka waday xaafado ka tirsan Muqdisho oo gacanta lagu dhigay (Sawirro)